Raadgoob.com
Daawo: Siyaasi Maxamed Xasan Shabaash Oo Ka Hadlay Warbixin Ay Soo Saartay Xarunta Darasadka Siyasada Somaliland
September 12, 2018 - Written by admin

Hargaysa(Raadgoob.com) Siyaasi Maxamed Xasan Shabaash Oo Ka Tirsan Xisbiga Mucaaridka Ah ee waddani ayaa ka Hadlay Warbixin Ay Soo Saartay Xarunta Darasadka Siyasada Somaliland warbixintaas oo lagu sheegay inay dib u dhic karto doorashada lafilaayo inay wadanka ka dhacdo ee golaha deegaanka iyo wakiilada

COMMENTS
Latest News