Raadgoob.com
Daawo: Masuuliyiinta Wargayska FOORE Oo Si Adag Uga Jawaabay Dacwadii Uga Timi Ciidanka Booliska Somaliland
September 16, 2018 - Written by admin

Hargaysa(Raadgoob.com) Masuuliyiinta Wargayska FOORE Oo Si Adag Uga Jawaabay Dacwadii Uga Timi Ciidanka Booliska Somaliland maalinii shalay ahayd ayay ahayd markii afhayeenka ciidnka booliska somaliland ku eedeyay wargaysa foore arin la xidhiidha warar aan jirin oo uu ka qoray ciidanka booliska somaliland wargaysaka FOORE

COMMENTS
Latest News