Raadgoob.com
Daawo: Culimada Waawayn Ee Somaliland Oo Saaka Iska Xaadiriyay Aqalka Golaha Wakiilada Somaliland
September 26, 2018 - Written by admin

Hargaysa(Raadgoob.com): Culimada Waawayn Ee Somaliland Oo Saaka Iska Xaadiriyay Aqalka Golaha Wakiilada Somaliland Culimada Somaliland oo uu

hor kacaayo wasiirka wasaarada diinta iyo Awqaafta ayaa waxaa ay maanta kulan la yeeshen shir gudoonka golaha wakiilada Somaliland waxaana ay ka wadahadleen xeerka Kufsiga oo dhawaan golahaasi ansixiyey

COMMENTS
Latest News