Raadgoob.com
“Muuse Biixyaw Wasiiradaad Ayaan Hargaysa Ka Soo Afduuban Doona” Koryel Caare
September 26, 2018 - Written by admin

Koryel Caare ayaa waxaa uu si kulul uga Hadley dagaal dhawaan buuraleyd gobalka Sanaag ku dhex maray ciidamada Qaranka Somaliland iyo ciidamo ka tirsan Jabhadiisa , waxaana uu ku hanjabey inuu jawaab ka bixin doono dagaalkaas ay ku bilaabeen ciidamada qaranka Somaliland Hadl Uu Caare ku cel celiyay ayaa ahaa Sidan

“Muuse Biixyaw Wasiiradaad Ayaan Hargaysa Ka Soo Afduubn Doona”

COMMENTS
Latest News