Raadgoob.com
“Somaliland Waxaan Ugu Baaqayaa Inay Soomaaliya Caawiso” Qalbi Dhagax
September 26, 2018 - Written by admin

C/kariin Qalbi Dhagax oo ah Sarkaal Sare oo ka tirsan Jabhada ONLF oo maalintii shalay aheyd si balaadhan loogu soo dhaweeyey magaalada Hargeysa ayaa maanta booqdey labada aqal baarlamaan ee Somaliland isla markaaana kulmo la yeeshay shir gudoonada  labada Aqal ee guurtida iyo wakiilada C/kariin qalbi dhagax ayaa hadal halkaasi ka jeediyay hadalkaas oo ay ku jireen erayo ay kamid yihiin “Somaliland Waxaan Ugu Baaqayaa Inay Soomaaliya Caawiso”

                Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News