Raadgoob.com
“Afka Xisbiga Kulmiye Kuma Hadli Karo” Xisbiga Kulmiye Oo Ka Gubtay Hadlkii Jaamac Shabeel
September 27, 2018 - Written by admin

Xoghayaha guud ee xisbiga Kulmiye Mudane: Xassan Siciid ayaa waxaa ka Hadley hadalo kulul oo dhawaan ka soo yeedhay siyaasi Jaamac shabeel oo ka tirsan xisbigaas kulmiye isla markaana uu kaga hadlaayey xeerka kufsiga Xoghayaha guud ee xisbiga Kulmiye ayaa hadalkii jaamac shabeel ku tilmaamay hadlkiisi “Afka Xisbiga Kulmiye Kuma Hadli Karo jaamac shabeel” ayuu yidhi xoghaye Xassan Siciid

COMMENTS
Latest News