Raadgoob.com
Daawo: Su’aalihii Adkaa Ee Ay Maanta Warbaahintu Waydiisay Jaamac Shabeel Iyo Jawaabihii Qalaf Sanaa
October 1, 2018 - Written by admin

Hargaysa(Raadgoob.com) Su’aalihii Adkaa Ee Ay Maanta Warbaahintu Waydiisay Jaamac Shabeel Iyo Jawaabihii Qalaf Sanaa.

Su’aalahan ayaa ahaa kuwii aya maanta warbaahinta hargaysa ku sugani ay waydiisay siyaasi jaamac shabeel oo ka tirsan masuuliyiinta sar sare ee xisbiga kulmiye walaw maalintii shalay ahayd la soo saaray warqad lagaga qaadayo xilkii uu xisbiga kulmiye ka hayay iyo xubin nimadiiba taasan ay sababtay inuu maanta oo ay bishu ku beegnayd 1/10/2018 uu shir saxaafadeed ku qabto gudaha HOTEL XARAF ee magaalada hargaysa

Su’aalaha la waydiiyay siyaasi jaamac shabeel ayaa waxa ugu xasaasi sanayd Su’aashan

“Madaxwaynaha Somaliland Adiga Ayaa Ka Mid ahaa dadkii sida aadka ah ugu olalaynaayay mala odhankaraa madaxwayne muuse Biixi mar ka Horeba diidta islaamka muu ogalayn”

Halkan Hoose Ka Daawo Su’aalaha Iyo Jawaabaha Jaamac Shabeel

COMMENTS
Latest News