Raadgoob.com
“Madaxwayne Muuse Biixi Waxaan Isku Haysanaa Diinta Islaamka” Jaamac Shabeel
October 1, 2018 - Written by admin

Siyaasi Jaamac Shabeel Oo Ka Hadlay Xilka qaadistii maalintii shalay ahayd ay ku sameeyen xisbiga uu ku jiro ee kulmiye taas oo ay xilka qaadistiisa ka danbaysay ka dib markii khilaaf hor leh soo kala dhex galay xisbiga kulmiye ee uu ka mid ka yahay jaamaca shabeel

khilaafkaas oo ku saabsanaa ka dibmarkii u jaamacshabeel ka hadalayxeerkakufsiga ee uudhawaanmadaxawynemuusebiixiansixiyayjaamacaayaawaxauusheegayinaymadaxwaynahaiskuhaystaandiintaislaamkawaxanauuyidhi”Madaxwayne MuuseBiixiWaxaanIskuHaysanaaDiintaIslaamka” JaamacShabeelayaasidaasiyidhi

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan Oo Dhamays Tiran

COMMENTS
Latest News