Raadgoob.com
Munaasibada Balaadhan Oo Hargaysa Loogu Qabtay Shaacinta Murashaxnimada C/laahi Aw Cali Axmed ( C/laahi Ubax)
October 1, 2018 - Written by admin

Daawo: Munaasibada Balaadhan Oo Habeenimadii Xalay Magaalada Hargaysa Loogu Qabtay Shaacinta Murashaxnimada C/laahi Aw Cali Axmed ( C/laahi Ubax) munaasibadan oo ahayd mid meeqaam keedu aad u sareeyay taas oo si boqoran loo soo agaasimay xaflada ayaa waxa ka soo qayb galay salaadin cuqaal waxgarad aqoonyahan haween iyo dhalinyaro xafladan ayaa waxa ay u dhacday sida tan

Halkan Ka Daawo Muuqalka Xafladan

COMMENTS
Latest News