Raadgoob.com
Daawo; Garsoore ka Hawlgala Maxkamada Gobolka Sanaag oo Markii ugu Horaysay Dacwad ku soo Dhegaystay Goobo ay ugu Danbay Nidaamka Dawlad Nimo 1948 -kii
October 2, 2018 - Written by admin

Ceerigaabo(Raadgoob.com) Garsoore ka Hawlgala Maxkamada Gobolka Sanaag oo Markii ugu Horaysay Dacwad ku soo Dhegaystay Goobo ay ugu Danbay Nidaamka Dawlad Nimo 1948 -kii

Garsooraha goobta gaadhay ee ka socday maxkamada gobalka sanaag ayaa magiciisu ahaa Garsoore sharmaarke faraaxa ismaacil

Halkan ka daawo muuqalka warkan

Raadgoobnews@gmail.com

C/raxmaan Yaasiin Biritish

COMMENTS
Latest News