Raadgoob.com
Shacbka Boorama Oo Jah Wareer Qaaday Iyo Magaalada Oo Laba Maayar Yeela Tay
October 2, 2018 - Written by admin

Boorama(Raadgoob.com) Xildhibaan Maxamed Maxamuud Dheerayste oo ahaa musharax u tartamay xilka maayar nimo ee magaalada Borama ayaa waxaa uu maanta shaaciyeyin uu isagu yahay maayarka Saxda ah ee magaalada Borama

Shacbka ku nool Boorama oo jah wareer ka qaaday is qab qabiga  Xildhibaanada golaha deegaanka boorama

Halkan Ka Daawo Muuqalka Warkan

COMMENTS
Latest News