Raadgoob.com
Daawo: Isdaawashada Maayirka Caasimada Hargayasa Iyo Dumista Birishkii Waynaa Ee Hargayasa Oo Aanu Waxba Ka Ogayn
October 4, 2018 - Written by admin

Hargayasa(Raadgoob.com) Istaawashada Maayirka Caasimada Hargayasa Iyo Dumista Birishkii Waynaa Ee Hargayasa Oo Aanu Waxba Ka Ogayn Bulsho Dayac Iyo Saxariir Dul Hadheeyay gole deegaan Oo Aan Waxba Ogayn Mashquulka Iyo Buuq Isku Furka maayirka hargaysa Solteeko Shacb baadidoon ugu jira cidii ka fayn lahayd waxay baahida u qabaan

hadalda odayaasha goobta ka hadlay ku cel celinaayen ayaa waxay ahayd “maanu helin maayir iyo gole deegaan oo na matala nasiib xumo ayaa nahaysa”

SHACAB AAN CIDAN U MAQNAYN CEELNA U QADNAY OO HARGAYSA KU GO.DOON SAN OO MAAYIR SOLTEEKO HOR TAAGAN YAHAY

HALKAN HOOSE KA DAAWO CABASHADA SHACBKA IYO DUMISTA BIRIISHKA WAYN EE HARGAYSA

COMMENTS
Latest News