Raadgoob.com
“Komiishanka Doorashooyinka Lama Kala Diraayo Laba Xub Noodna lagu Darimaayo” Xisbiga Kulmiye Oo Mawqifkiisa Cadeeyay
October 4, 2018 - Written by admin

Hargaysa(Raadgoob.com) Komiishanka Doorashooyinka Lama Kala Diraayo Laba Xub Noodna lagu Darimaayo” Xisbiga Kulmiye Oo Mawqifkiisa Cadeeyay Sheegayna Inaanu Sharci ahayn in laba xubnood oo aanu xeerka komiishanku qorayn in lagu daro komiishanka doorashooyinka somaliland,

gudoomiye ku xigenka labaad ee xisbiga kulmiye Axmed Cabdi Dheere ayaa sidoo kale cadeeyay inaanay ka xisbi kulmiye ahaan ka bixin wada hadaladii u socday labada xisbi mucaarad ee waddani iyo ucid

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

COMMENTS
Latest News