Raadgoob.com
“Waxa La Filayaa In Dib Loo Doorto Raysal Wasaare Abbiy Axmed Waayo Markii Hore Rasmi Muu Ahayn” Mustafe Cagjar
October 5, 2018 - Written by admin

Madaxwayanaha dowlad deegaanka soomaalida itoobiya mustafe cagjar ayaa sheegay in qaabkii markii hore xilka lagu saaray raysal wasaaraha itboobiya Abbiy Axmed uu ahaa qaab lagu dajinaayay qalalaasihii qoomiyadaha ee halkaasi ka jira laakin se imaka la doonayo ina uu noqdo raysal wasarhii ras miga ahaa ee itoobiya madama markii hore uu ku meel gaadh ahaa ayuu yidhi madaxwayne mustafe cagjar

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan

COMMENTS
Latest News