|
|||||||||
Raadgoob.com
“Saaka Xaruuntii Kulmiye Waxa Ku Waabaristay Ciidan Lagu Xeeray” Jaamac Shabeel Oo Si Adag U Hadlay
October 6, 2018 - Written by adminHargayasa(Raadgoob.com)”Saaka Xaruuntii Kulmiye Waxa Ku Waabaristay Ciidan Lagu Xeeray” Jaamac Shabeel Oo Si Adag U Hadlay ciidanla la dhigay xaruunta xisbiga kulmiye, Maanta Ayay ku beegnayd shirkii uu ku baaqay jaamac shabeel laakin xaaladu sidaas way ka duwanaatay oo xaruuti uu shirka ku qaban lahaa ee kulmiyaba waxa uu ugu tagay ciidan si weer ka haya xaruunta dhex ee xisbiga kulmiye
COMMENTS
|
Latest News
|