Raadgoob.com
“Aniga Ayaa Iska Casilay Xilkii Iyo Xubin Nimadii Aan Ka Hayay Xisbiga Waddani” C/kariin Muuse Maal
October 7, 2018 - Written by admin

“Aniga Ayaa Iska Casilay Xilkii Iyo Xubin Nimadii Aan Ka Hayay Xisbiga Waddani” C/kariin Muuse Maal

Gudoomiyhii Xisbiga mucaaridka ah ee waddani ee gobalka awdal C/kariin Muuse Maal ayaa maanta gabi ahaanba iska casilay xisbigii uu ka mid ka ahaa ee waddani waxaana uu u sababeeyay saboso badan

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News