Raadgoob.com
“Balan Waxaan Ku Qaadayna Hadii Mar Danbe C/wali Gaas Xabad Soo Rido Inaan Garoowe Qabsanaa” Faysal Cali Waraabe
October 8, 2018 - Written by admin

“Balan Waxaan Ku Qaadayna Hadii Mar Danbe C/wali Gaas Xabad Soo Rido Inaan Garoowe Qabsanaa” Faysal Cali Waraabe

Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee ucid Eng faysal cali waraabe oo maanta ka hadlaayay munaasibada xaflada jaamacdeed oo qalin jabin ah ayaa  waxa uu ka hadlay qodobo dhawr ah oo ay ka mid yihiin, in madaxwayne muuse biixi qaato talaabadii ay u soo jeediyeen labada xisbi mucaara ee somaliland ee waddani iyo ucid.

sidoo kale faysal ayaa waxa uu fariin u diray maamulka puntland oo uu u sheegay hadii mar danbe ciidanka maamulkaasi dagaal soo qaadan aanay u aabo yeelayn oo ayiyaguna garoowe qab sanayaan hadii mar danbe wax dagaali dhanka puntland ka imaado

Halkan Hoose Ka Daawo Hadlkii Faysal Cali Waraabe Ee Uu Arinkaas Kaga Hadlay 

COMMENTS
Latest News