Raadgoob.com
“U Jeedka Safarkayga Ceerigaabo Waa Inaan Ciidanka Soo Kormeero” Taliyaha Ciidanka Somaliland Nuux Ismaacil Taani
October 8, 2018 - Written by admin

“U Jeedka Safarkayga Ceerigaabo Waa Inaan Ciidanka Soo Kormeero” Taliyaha Ciidanka Somaliland Nuux Ismaacil Taani oo safar shaqo oo ugu anbabaxay gobalka sanaag waxa oo uu sheegay taliyuhu in uu safarkiisu daaran yahay soo kormeerida ciidanka qaranka somaliland,

sidoo kale taliye nuuxu ismaacil Taani waxa uu sheegay inuu kulamo la qaadan doono inta uu joogo magaalada ceerigoobo maayirka iyo Badhasaabka labadaba

Halkan Hoose Ka Daawo Soo Dhawaynta Taliye Nuuxu Ismaacil Taani Ee Gobalka Sanaag

COMMENTS
Latest News