Raadgoob.com
Waraysi Xasasiya Oo Laga Qaaday Gudoomiyaha Guurtida Somaliland Su’alaalihii Lawaydiiyay Iyo Jawaabhii Kululaa
October 8, 2018 - Written by admin

Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Oo Markii ugu horaysay waraysi laga qaaday waraysigaas oo noqo day mid xasaasiyay waraysigan ayaa waxa qaaday Bulsho tv Su’aalaha waraysigan lagu waydiiyay gudoomiyaha ayaa waxa ka mid ahaa

SU’AAL: Sidaad u aragta xukuumada madaxwayne muuse biixi soo dhisay waxa uu ku jawaabay

Jawaab: Anigu miyaana la soo dhisi lahaa muuse biixi xukuumadiisa xagaad ii waydiisay su’aasha

SUAAL’ Dhawaan Waxa La Sheegay Inaad Kursiga Iska Casilaysaye Maxaa Ka Jiray Arinkaas waxa uu ku jawaabay

Jawaab: Ma waxa laydin ku yidhi uu gaboobaye is dhaafiyay adeer ilaa aan anigu kursiga si dhaafinaayo ka Dagi maayo kursiga

Sidoo kale su’aalihii la waydiiyay waxa ka mid ahaa waa sidee xidhiidhka adiga iyo madaxwayne muuse biixi

waxa uu ku jawaabay gudoomiye saleeban ma waxa lagu yidhi madaxwaynayaashi hore way is haysan jireene kana way is qabsanayaan,

Su’aal: Kawaran Golaha Guurtida Ee Aad Gudoomiyaha U Tahay Xaalkiisa Imaka Waxa Uu Ku jawaaby

Jawaab: Adeer Anigu Wali Waan Hor Fadhiyaa Uun waanay iska Fiican Yihiin

warysigan oo sii socda oo ay ku jiraan su’aalo badan oo xasaasiyi iyo jawaabo ka kani

 

Halkan Hoose Ka Daawo Waraysiga Oo Dhamays Tiran

COMMENTS
Latest News