Raadgoob.com
Xukuumada Somaliland Oo Ka Dareen Celisay Dagaalkii Habeenimadii Xalay Ee Tuko-Raq Ka Dhacay
October 9, 2018 - Written by admin

Hargayasa(Raadgoob.com) Xukuumada Somaliland Oo Ka Dareen Celisay Dagaalkii Habeenimadii Xalay Ee Tuko-Raq Ka Dhacay

Wasiir ku xigeenka warfaafinta Somaliland Md Maxamed Muuse Abees ayaa waxaa uu ka Hadley dagaal xalay fiidkii Jiida hore ee Deeganka Tuko-raq ku dhex maray ciidamada Somaliland iyo kuwa Maamulka Puntland

Wasiir ku xigeenku waxaa uu sheegay in dagalkaasi ay soo qaaden maamulka Puntland balse ciidanka Somaliland ay jawaab bixiyeen

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka warkan

Hargayasa Office

Maxamed Ducaale Cabdi, Raadgoob.com 

Raadgoobnews@gmail.com

COMMENTS
Latest News