Raadgoob.com
Daawo: Madaxwayne Muuse Biixi Oo Carabi Ku Khudbadeeyay Xafladii Balaadhinta Dekada Berbera
October 11, 2018 - Written by admin

Hargayasa(Raadgoob.com) Madaxwaynaha Somaliland mudane Muuse Biixi cabdi Oo maanta ka qayb galay munaasinada Balaadhinta Dekada Berbera oo lagu qabtay qasriga madaxtootada somaliland

xaflada munaasabada ayaa waxa ka soo qayb galay badiba masuuliyiinta xukuumada iyo masuuliyiinta ugu saraysa shirkada Dp World

madaxwayne muuse Biixi ayaa waxa uu halkaasi ka jeediyay khudbad uu ku khudbadaynaayo Afka CARABIGA

khudbadaasi oo ahayd mid dhinacyo badan taabanaysa

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Hargaysa Office 

Maxamed Ducaale Cabdi,Raadgoob.com

Raadgoobnews@gmail.com

COMMENTS
Latest News