Raadgoob.com
“Somaliland Hore Ayay U Maraysaa Aduunka Ayay Wax Laqayb Sanaysaa” Madaxwayne Muuse Biixi
October 11, 2018 - Written by admin

“Somaliland Hore Ayay U Maraysaa Aduunkana  Waxbay Laqayb Sanaysaa” Madaxwayne muuse Biixi 

Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa uu maanta khudbad dhinacyo badan taabaneysa uu ka jeediyey munaasibad lagu qabtey xarunta madaxtooyada Somaliland taas oo lagu kala saxeexanayaayey balaadhin ay dekada Berbera ku sameynayso shirkada Dp World

Madaxwayne Biixi ayaa waxa uu khudbadiisa ku soo daray in ay soomaaliya cadaawad gashanayso somaliland shacbkeeda iyo dad keeda hadii ay horumarka ka hor istaagto anagu cidna cadaawad u mahayno xumaana u mahayno Sidaasi waxa yidhi madaxwayne muuse Biixi cabdi

 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalkan Warkan Madaxwaynaha

Xafiiska Hargaysa

Maxamed Ducaale Cabdi,Raadgoob.com

Raadgoobnews@gmail.com

COMMENTS
Latest News