Raadgoob.com
“Maayirka Hargaysa Waxa Uu Garan Waayay Shaqadii Uu U Xil Saarna” Siyaasi Ramaax
October 13, 2018 - Written by admin

“Maayirka Hargaysa Waxa Uu Garan Waayay Shaqadii Uu U Xil Saarna” Siyaasi Ramaax

Xoghayaha Arimaha Gudaha Xisbiga Ucid Maxamuud Cali Saleeban Ramaax ayaa Waxa Uu Maanta Ka Hadlay Arimo doora oo ay ka mid yihiin hadalkii uu dhawaan ku dhawaaqay gudoomiyaha xisbiga ucid faysal cali waraabe ee ahaa in hadii doorashada la qaban waayo ay ku dhawaaqayaan ciidan beeleed

iyo sidoo kale waxa uu ka hadlay xoghaye ramaax hadalkii uu dhawaan ka dhawaajiyay maayirka caasimada hargaysa ee ahaa in ay rarayaan madaxtooyada somaliland iyo labada aqal ee wakiilada iyo guurtida isaga oo sheegay ramaax inuu yahay maayir solteeko mid aan shaqadiisi gara nayn ilaa hada

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan

COMMENTS
Latest News