Raadgoob.com
“Cid Dalkayaga Culays Nagu Saari karta Majirto” Madaxwayne Muuse Biixi Iyo Madaxa Shirkada Dp World Oo Hadlay
October 14, 2018 - Written by admin

Hargaysa(Raadgoob.com) Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi Iyo Gudoomiyaha Shirkada Dp World ee Maal Galinaysa dekada magaalada barbara oo is wada jir ah shir jaraaid u qabtay ayaa waxa labadoodaba lagu waydiiyay su’aalo toos ah, oo ay ka jawaabayeen muuse biixi madaxwaynaha somaliland wax la waydiiyay heshiiskan aad imaka gasheen sawtii soomaaliya culays kugu saartay ee ka soo hor jeesatay ee xad gudub ku til maamtay madaxa shirkada Dp World isagana waxa la waydiiyay su’aal odhanaysa heshiiskii ay jabuuti shirkadiina kaga baxday kawaran

jawaabihii muuse biixi mid kamid ah ayaa sidan ahayd “Cid Dalkayaga Culays Nagu Saari karta haba yaraate Majirto”

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan 

COMMENTS
Latest News