Raadgoob.com
Madaxweynaha Galmudug (Xaaf) Oo ku Dhawaaqay Gole Wasiirrro Ah
October 14, 2018 - Written by admin

Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle (Xaaf) oo mudo looga fadhiyay dhismaha golaha wasiirada Galmudug ayaa soo gudbiyay liiska 25 wasiir oo aan laheyn wasiiro kuxigeeno.

Magacaabista ayaan imaneysa xili uu jiro khilaaf wali u dhaxeeya madaxda dowlad gobolleedka Galmudug, waxaana ka maqan magaalada Dhuusa-Mareeb oo ay magacaabistan ka dhacday madaxweyne ku-xigeenkii maamulka iyo guddoomiyihii Baarlamaanka oo labadu-ba ku sugan magaalada Cadaado lana sheegay in xilka laga qaaday.

Akkhriso magacyada :

 

 

COMMENTS
Latest News