Raadgoob.com
“waa Laydiin Diiwan Galin Doona Handida Xisbiga waddani Aad Galisaan” C/raxmaan Cirro Oo London ku Hadlay
October 15, 2018 - Written by admin

Gudoomiye Xisbiga waddani c/raxmaan Ciro oo maalmihii ugu danbeeyay safar ugu maqnaa dalka dibadiisa ayaa waxa uu London Khudbad uga jeediyay qaar ka mid ah tageerayaasha xisbiga waddani ee halkaasi ku sugan khudbada gudoomiyaha ayaa wax ay ahayd mid dhinacyo badan taabanaysay oo u badnayd xaalada wadanku ku sugan yahay wakhti xaadirkan

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News