Raadgoob.com
“Golaha wakiiladu waxay diyaar u yihiin inay kuraasta baneeyan” Gudoomiyaha golaha wakiilada somaliland
October 17, 2018 - Written by admin

“Golaha wakiiladu waxay diyaar u yihiin inay kuraasta baneeyan” Gudoomiyaha golaha wakiilada somaliland baashe maxamed faarax ayaa sidaasi sheegay mar uu maanta ka hadlaayay inuu golaha hor yaalo wali xeerki golaha wakiilada iyo deeganka oo loo soo gudbiyay

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan

COMMENTS
Latest News