Raadgoob.com
“Gudiga Doorashooyinka waanu u Ducaynaynaaye Ha is casilaan” Gudoomiyaha Dalada SONYO
October 18, 2018 - Written by admin

Hargayas(Raadgoob.com) Gudoomiyaha Dalada dhalinyarada Somaliland ee SONYO Mudane Cabdicasiis Siciid Salaax ayaa waxaa uu kominshanka doorashoyinka Somaliland ugu baaqay inay si iskood ah isku casilaan maadama xisbiyadii qaranku ay ku kula fogaaden mawqifka komiishanka xalna ay tahay inay xilka iska casilaan gudida komiishanku

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan

COMMENTS
Latest News