Raadgoob.com
Warkii Hore War Soo Dhaaf Xisbiga Waddani Oo Eedayo Ka Difaacaya Faysal Cali Waraabe
October 18, 2018 - Written by admin

Hargaysa(Raadgoob.com) Xisbiga Mucaarid Ka ah ee waddani oo ka hadlay hadalkii ay ka gudbteen wasiirada xukuumada muuse Biixi ee uu u jeediyay gudoomiyaha xisbiga ucid faysal cali waraabe

maasuulkan maanta warbaahinta la hadlay ee ka tirsan xisbiga waddani ayaa waxa uu sicad ula hadlay wasiir ku xigeenka waxbarashada somaliland oo ka hadlay dhawaan munaasibadaha jaamacaduhu ay dhiganayaan ee masuuliyiinta xisbiyadu iyo kuwa xukuumadu hadalada xanafta leh isku marinayaan taasna ay ardayda dhib yo khalkhal ay ku keenayso ayuu yidhi wasiir ku xigeenka waxbarashada somaliland

Hargaysa Office

Maxamed Ducaale Cabdi,Raadgoob.com

Raadgoobnews@gmail.com

COMMENTS
Latest News