Raadgoob.com
Maayirka Caasimada Hargaysa Oo Isdifaacid warbaahinta la Soo Hor Istaagay Kana Hadlay Maayirkii Cusba Ee Labada degmo doorteen
October 20, 2018 - Written by admin

Maayirka Caasimada Hargaysa C/raxmaan Maxamuud Caydiid (Solteeko) iyo qaar ka mid ah xildhibaanada golaha deegaanka hargaysa oo ka hadlay dhaliilaha iyo cabashooyinka dul hoganaaya ee ay bulshadu u soo jeedinayso

sidoo kale maayir solteeko ayaa waxa uu ka hadlay degmooyin ka tirsan hargaysa oo samaystay maayir iyo maayir ku xigeen oo imaka loo xabsiga loo taxaabay

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan

COMMENTS
Latest News