Raadgoob.com
Madaxwayne Muuse Biixi Oo C/raxmaan Cirro iyo Taagerayaasha Xisbiga Waddani Si Sarbeeb Ah Ula Hadlay
October 20, 2018 - Written by admin

Madaxwaynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi Oo Maanta Shir Jaraa’id ku qabtay magaalada hargaysa ayaa waxa u ka hadlay arimo ay ka mid yihiin is marin waagan dhex taag xisbiyada qaranka somaliland sida oo kale muuse biixi ayaa waxa uu ka hadlay dibna ugu celiyay c/raxmaan cirro gudoomiyaha xisbiga waddani iyo taageerayaashisa inay dib u soo daawadaan hadalkii uu cirro jeediyay maalintii doorashada laga helay hadalkaas oo uu madaxwayne muuse biixi kaga dhigay reer waddani hadl su.aal galinaaya

Halkan Ka Daawo Muuqalka Warkan

COMMENTS
Latest News