Raadgoob.com
Muxuu Ka Yidhi Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Degmooyinka Hargaysa Ee Maarika Cusub Samaytay
October 21, 2018 - Written by admin

Hargaysa(Raadgoob.com) Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed oo maanta horyimi gududa nabad galyada iyo difaaca qaranka ee golaha wakiilada somaliland ayaa ka hadlay xaalada somaliland iyo halka ay marayso sidoo kale wasiir maxamed kaahin ayaa waxa uu ka hadlay dagmooyin katirsan magaalada hargaysa oo maayir cusub samays tay

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan

COMMENTS
Latest News