Raadgoob.com
“Ragiini Waayale ka Ahaa Ee Hore U Dhaartayoow Wali Masuuliyadi Way Idin Saaran Tahay” Wasiir Maxamed Kaahin
October 23, 2018 - Written by admin

Wasiirka Arimaha gudaha somaliland maxamed kaahin axmed ayaa baaq nabadeed u diray labada beelood ee ku dagaala maaya deegaanka dhumay

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warka

COMMENTS
Latest News