Raadgoob.com
“Somaliland Waxaad Mooda Dam Damis Marka Dagaal Dhaco Taasina Waa Qorshe La’aanta Jirta” Faysal Cali Waraabe Oo Baaqdiraaya
October 23, 2018 - Written by admin

Hargaysa(Raadgoob.com) Gudoomiyaha xisbiga ucid Eng faysal cali waraabe oo baaq u diray labada beelood ee dirirta iyo dagaalku ku dhex maray deegaanka Dhumay Oo qiyaasti 45 km xagga koonfur galbeed kaga beegan magaalada Laascaanood gudoomiyaha xisbiga ucid faysal cali waraabe ayaa waxa uu sheegay inuu dagaalkani yahay mid aanay xukuumada hada jirtaa ee muuse biixi aanay qorshe kalahay dagaalda soo noqo noqoda ee qabiilada dhex mara

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan

COMMENTS
Latest News