Raadgoob.com
Balanqaadkii xisbiga kulmiye u qaaday magaalada Burco Oo Siyaasi Ramaax Raali Galin ka Bixiyay
October 24, 2018 - Written by admin

Xoghayaha arimaha gudaha Xisbiga ucid maxamuud cali saleeban Ramax oo safar ugu anba baxay gobalka togdheer garaa ahaan magaalada burco ayaa ka war bixiyay u jeedka safarkiisan iyo waxa uu daaran yahay waxa uu sheegay siyaasi ramaax inuu safarkiisani daran yahay raali galin uu u wado reer burco taas oo u ka raali galainaayo balan qaadyadii xisbiga kulmiye u balan qaaday oo uu sheegay inay waxaba ka socon waayen

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warakan

COMMENTS
Latest News