Raadgoob.com
“C/raxmaan Cirro Meel Aan Eed Lahayn Ayuu Eed Saarayaa” Xildhibaan Bukhaari Oo Ka Tirsan Golaha Wakiilada Somaliland
October 24, 2018 - Written by admin

Xildhibaan Saleeban Cawad Cali (BUKHAARI) Oo ka tirsan mudanayaasha golaha Wakiilada Somaliland ayaa waxa uu jawaab ka bixiyay khudbad uu jeediyay gudoomiyaha xibiga waddani c/raxmaan cirro

Sidoo kale bukhaari ayaa waxa uu ka hadlay in odayaashii beeshax garxajis ay madaxwayne muuse biixi la kul meen

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan

COMMENTS
Latest News