Raadgoob.com
Madaxda Sar Sare Ee Xisbiga Waddani Oo Si Adag Uga Hadlay Dagaalka ka Dhacay Deegaanka Dhumay
October 24, 2018 - Written by admin

Hargayasa(Raadgoob.com) colaada ragaaday ee ka taagan deegaanka dhumay ee koonfurta gobalka sool ayaa maalmihii ugu danbaysana colaada labadan beelood ayaa noqo tay mid dhimashada iyo dhaawaca goobta ka dhacay uu noqo day mid gil gishay quluubta dadka soomaaliyeed Masuuliyiin ka tarisan Xisbiga mucaaridka ah ee waddani Gudoomiyaha ku meel gaadhka ah ee xisbiga Waddani Xil Cabdiqaadir Jide iyo xubno ka mid ah hogaanka xisbigaasi ayaa si adag uga hadlay mashaqada halkaas ka taagan ee sababtay dhibashada iyo dhaawaca fara badan

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News