Raadgoob.com
“Maxkamadaha Dadka Ayaa Lagu kala iibiyaa” Abwaan Laabsaalax oo hadalo Sarbeeb Ah ku Dhuftay Maxkamada Somaliland
October 27, 2018 - Written by admin

Hargayasa(Raadgoob.com) Abwaan Xasan dhuxul laabsaalax oo habeenimadii xalay ka hadlaayay xaflada bandhiga buugii uu soo bandhigay hogaamiyaha xisbiga waddani buugaas oo la magac baxay miiga ilaa madaxtooyada abwaan laabsaalax ayaa khudbad uu halkaas ka jeediyay oo uu qaybo ka mid ah ku tilmaamay inay maxkamadu tahay suuq dadka lagu kala iibiyo ama isaga oo ku jira qofku uu dhinto iyadoon cidna waxba u qaban ayuu yidhi laabsaalax

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan

COMMENTS
Latest News