Raadgoob.com
“Xirsi Haduu Buugisa Ku Qoray Khilaafyadii Nadhex yaalay waxaa jecelahay inuu korka Xaadiyay” Maxamuud Xaashi
October 27, 2018 - Written by admin

Ex wasiir maxamuud xaashi oo habeen nimadii xalay ka qayb galay badhiga buuga miiga ilaa madaxtooyada oo uu qoray soona bandhigay hogaamiyaha xisbiga waddani xirsi cali xaaji xasan

maxamuud xaashi ayaa halkaasi ka jeediyay khudbad dhinacyo badan taabanaysa taas oo u badnayd khilaaf hore oo kala dhexeeyay xirsi inuu dhamaaday laakin labadooduisku seegeen siilaanyo danadii halkaynu reer keena iyo wadankaba u jeedina waasida uu hadalka u dhigay Ex wasiir maxamuud xaashi oo ka hadlaayay khilaafkii isaga iyo xirsi kala dhex yaalay salkiisu halka uu ahaa

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka warkan

COMMENTS
Latest News