Raadgoob.com
Golaha Wakiilada Somaliland Oo Ka Soo Hor Jeesta Cashuur Kordhinta Maaliyadu Samysay “Wasiirka Maaliyada Haloo Yeedho” Xuseen Axme Caydiid
October 28, 2018 - Written by admin

Hargaysa(Raadgoob.com) Golaha Wakiilada Somaliland Oo Ka Soo Hor Jeesta Cashuur Kordhinta Maaliyadu Samysay “Wasiirka Maaliyada Haloo Yeedho” Xuseen Axme Caydiid Oo Ka Tirsan mudanayaasha golahaasi ayaa dooda cashuur kordhinta wasaarada maaliyadu ku samaysay bileedh nambarada gaadiida ka soo hor jeestay taas oo uu ku til maamay inay khalad tahay

COMMENTS
Latest News