Raadgoob.com
Daawo: Waraysi Xasaasiya buugi miyga ilaa madaxtooyada Jikaarkii Xirsi Iyo Hafashadii Waryiha
October 29, 2018 - Written by admin

Hargayasa(RAADGOOB.COM) Ex wasiir Xirsi cali xaaji xasan hogaamiyaha xisbiga waddani oo dhawaan magaalada hargaysa ku soo bandhigay buug uu qoray oo la magac baxay miiga ilaa madaxtooyada buugan ayaa waxa doodisu ka dhalatay maalmihii ugu danbaysa baraha bulshada warasi laga qaaday oo la xidhiidha dhanka buuga uu qoray ayaa waxa uu xirsi intii bad nayd warasiyga isku difaacayay jikaar halka uu wariyhuna ku haftay jikaarkii xirsi cali xaajisan

COMMENTS
Latest News