Raadgoob.com
Dalada Sonyo Oo Soo Qaban Qaabisay Munaasabada Habeenka Hablaha Iyo Iswaydiinta Horumarintooda oo lagu qabtay Hargaysa
October 30, 2018 - Written by admin

Hargaysa(Raadgoob.com) Dalada dhalinyarada somaliland ee SONYO ayaa habeenimadii xalay magaalada hargaysa ku qabtay munaasabad lagu dhiiri galinaayo laguna faaqidaayo doorka haweenka somaliland

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan

COMMENTS
Latest News