Raadgoob.com
“Komiishanku waxa uu noo cadeeyay inaanay doorashadii wakhtigeedi ku dhacayn” Xisbiga Kulmiye
October 30, 2018 - Written by admin

Hargaysa(Raadgoob.com) Gudoomiye ku xigeenka Labaad ee xisbiga Kulmiye Mudane Axmed Cabdi Dheere oo maanta kulan warbaahineed ku qabtay magaalada hargaysa ayaa waxa uu ka hadlay walaacna kamuujiyay doorashooyinkii golaha wakiilada iyo deegaanka oo la filaayay inay wadnka ka dhacaan taas oo uu sheegay gudoomiye axmed cabdi dheere  inay wakhtigoodi dib uga dhacayaan

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan

COMMENTS
Latest News