Raadgoob.com
“Laba Badhig Faneed Oo Aan Hargaysa Ku qabanaayay Ayuu Laabsaax iga kala kiciyay Laakin waxaba iga qaadi maayo” Fanaan qaadiro jacayl
October 30, 2018 - Written by admin

Hargaysa(Raadgoob.com) Al fanaan qaadiro jacayl oo mudooyinkii ugu danbeeyay ku sugnaa magaalada hargaysa ay waxa uu ka hadlay sababta ugu wayn ee caqabada ku ah inuu bandhig faneed qabto taas oo uu sheegay inuu yahay abwaan laabsaalax oo uu sheegay fanaanku inuu doonaayo cid walba oo badhig faneed hargaysaku dhiganaysaa inay isaga soo marto waxaanu yidhi fanaanuku

“laba bandhig faneed oo aan islahaa hargaysa ku qabo waxa caqabad ku noqo day laabsaalax oo doonaayay cid walba oo hargaysa badhig faneed ku dhiganaysaa inay isaga soo marto anigu hargaysa waxaan joogay isaga oo aan isagu waxaba ahayn oo aan heeso ku qaadi jiray laakin aniga waxaasi waxba ima yeelayso sabatuna waxay tahay iyo u jeede diisuba farxiya fiska ayaa wadanka joogte adigu qabsan maysid badhig isaga farxiya maxaa ka galay” ayuu yidhi fanaan qaadiro jacayl

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan

COMMENTS
Latest News