Raadgoob.com
Daawo: Ciidanka Booliska Somaliland Oo Shaaciyay Tirada Danbiyada Sanadkan Ka Dhacay Somaliland
November 3, 2018 - Written by admin

Maanta Oo Ay tahay bishu 11, 3, 2018 waxa ciidanka booliska somaliland u dabaal dagayeen  sanad guuradii 25 aad ee asaas kooda xaflda munaasabaad lagu xusayay ayaa waxa ka soo qayb galay madaxwaynaha somaliland muuse biixi cabdi iyo hogaanka ciidanka booliska somaliland ugu horay waxa halkaasi madaxwaynaha iyo masuuliyiintii halkaasi ka soo qayb galay ay hogaanka ciidanka ka dhagaysteen danbiyadii dhacay sanadka iyo noocyada ay yihiin

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News