Raadgoob.com
Daawo: Wasaarada Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Somaliland Oo Qabtay Kulan Lagu Dhiiri Galinaayo Dhalinyarada
November 3, 2018 - Written by admin

Hargaysa(Raadgoob.com) Wasaarada Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Somaliland Oo Qabtay Kulan Lagu Dhiiri Galinaayo Dhalinyarada kulan kan ayaa waxa uu daaranaa sidii ay dhalin yaradu ugu tababaran la haayen sida ay naftooda u difaaci la haayen ugana bad baadin la haayen waxa yaabaha soo wajaha

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan

COMMENTS
Latest News