Raadgoob.com
“Markaan Arkay Dadkeeni Inaanay Lacagta Awoodi Karin Maalinta Khamiista Bilaash Ayaan Uga Dhigay Dhakhtarka kuwaan awoodin” Dr; Gaboose
November 3, 2018 - Written by admin

Dr: maxamed cabdi GABOOS oo ah dhakhtar daaweeyay xanuunada ku dhaca mas kaxda ee loo yaqaano neerfaha ayaa maanta mar uu warysi bixinaayay oo uu kaga hadlaayay inuu madaxwayne ku xigeenka somaliland soo booqo day ayaa waxa uu balan qaaday dr: gaboose inuu maalin walba oo khamiisa bilsaash uga dhigo kuwaan iyagu aan awoodin inay isaka bixiyaan lacagta dhakhtarka

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan

COMMENTS
Latest News