Raadgoob.com
Wasaarada Gaadiidka Iyo Horumarinta Jidadka Somaliland Oo Daahfurta Barnaamjika Casriyaynta Liisamada Cusub
November 4, 2018 - Written by admin

Hargaysa(Raadgoob.com) Munaasabada Ay soo qaban qaabisay Wasaarada Gaadiidka Iyo Horumarinta Jidadka Somaliland Oo lagu Qabtay Magaalada Hargaysa Ayaa Lagu Daahfuraayay laguna soo bandhigaayay Barnaamijka Casriyaynta Liisamada Cusub Ee Dadwaynaha

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan

COMMENTS
Latest News