Raadgoob.com
Wasiirka Isgaadhsiinta Somaliland Oo Hortay Mudanayaasha Golaha wakiilada Somaliland + Waxa Uu Ka Hadlay
November 4, 2018 - Written by admin

Hargaysa(Raadgoob.com) Wasiirka Isgaadhsiinta Somaliland Oo maanta Hortay Mudanayaasha Golaha wakiilada Somaliland wasiirka ayaa waxa uu halkaasi ka jeediyay khudbada dhinacyo badan taabanaysa taas oo la xidhiidhay waxqabadka wasaarada uu maamulo sidoo kale waxay halkaasi xildhibaanadu s’aalo ku waydiiyen wasiirka Su’aalihii la waydiiyay ayaa ku jirtay majirtaa in ay wasaaradiinu keentay qalab lagu dhagaysanaayo dadka …

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan

COMMENTS
Latest News