Raadgoob.com
“Xilkii Madaarka Aan Ka Hayay Waalayga Qaaday Xilka Cusub Ee Lay Dhiibayna Maah Meel Shaqaysa” Ex Maamulihii Madaarka Hargaysa
November 5, 2018 - Written by admin

Hargaysa(Raadgoob.com) Maareeyaha Haayada duulista iyo hawada somaliland ayaa xilkii ka qaaday maamulihii madaarka hargaysa waxaana loo magaacbay xil cusub oo ah maamulaha madaarka Barbara balse taa badalkeeda waxa uu ku jawaabay maamulhii xilka laga qaaday ee xilka cusub loo magacaabay Sidan “Xilkii Madaarka Aan Ka Hayay Waalayga Qaaday Xilka Cusub Ee Lay Dhiibayna Maah Meel Shaqaysa waa goob aan shaqayn oo laga dhigay bas saldhig mila tari”

COMMENTS
Latest News